

WASAARADDA WARSHADAHA
SOMALI MINISTRIES OF INDUSTRIES
Wasaaradda Warshadda waxay ku hawlan tahay sidii ay u hormarin lahayd Warshaddaha Dalka iyo Waliba Dayactirkooda ayadoo la kaashanaysa Dowladdaha Xiriirka Dhaqaallo Iyo Wadashaqaynta ka dhexayso Soomaalia